Share with your friends via email

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Raashinkii Dhawaan Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

War-saxaafadeed Guddigii ay dowladdu u saartay baarintaanka Raashiin lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta soo bandhigay warbixin ku aaddan in Rashiinkii la qabtay ay lahayd hey'adda WFP.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip