Share with your friends via email

Golaha Wasiirada Oo Guddi U Saarey Walaaca Culimada Ee Sharciga Gender-ka. + Sawirro

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip