Share with your friends via email

Madaxweynaha Oo Xuska 1-da July Awgeed Ubax Dhigay Taalada Daljirka Daahdoon Ee Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo midnimada dalka awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip