Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciid Al Fitriga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Qalabka Warbaahinta Qaranka u marsiiyay Hambalyada Ciidda Dadweynaha Soomaaliyeed isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad, horumar iyo cadaalad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip