Share with your friends via email

Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Madiina Al Munawara

Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan ay ku cambaareynayaa Weerarkii Talaadadii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay fal Khawaarij-nimo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip