Share with your friends via email

Isku Aadka Cayaaraha Gobolada Dalka Oo Maanta Muqdisho Lagu Sameeyay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu sameeyay isku aadka tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasoo galabta ka furmidoona garoonka kubbada cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip