Share with your friends via email

Madaxweynaha Oo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir Ka Dalbadey Kordhinta Dakhliga Iyo Bilicsamida Caasimadda + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip