Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareyay isku day afgambi oo habeenkii jimcaha ahaa ka dhacay dalka Turkiga, kadib markii koox ka mid ah Ciidamada Milateriga ay isku dayeen inay car-qaladeeyaan xasiloonida iyo dimoqra