Dowlada Soomaliya ayaa burburkii dalka ka dhacay kadib samaysanaysa maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka iyadoo hada ay socoto Samaynta tiradii ugu horaysay oo gaaraysa ilaa lix markab oo ah kuwa loogu tala Galay ilaalada Xeebaha.
To:
From:
Your Name:
Message: