Ururka Al Shabaab Oo La Gala Wareegay Degaanka Beer-Xaano
Wararka naga soo gaarayo degaanka Beer-Xaano oo ku dhow Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degaanka Beer-Xaano.