Wasiirka Haweenka Iyo Horumarinta Qoyska Puntland Oo Soo Xirtay Kalfadhigii 5-aad Ee Golaha Deegaanka Degmada Baargaal
Wasiirka wasaarada Haweenka iyo horumarinta qoyska dowladda Puntland
Aniso C/Qaadir Xaaji Muumin ayaa soo xirtay kalfadhigii 5-aad ee
golaha deegaanka Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu oo soo bilowday
20kii bishii july ee la soo dhaafay.