Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqul Insaanka + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip