Share with your friends via email

Madaxweynaha Oo Qurbajoogta Ku Ammaanay Kaalinta Ay Ka Qaataan Dib U Dhiska Dalka + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaabaan dadaaalkooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumarinta waddankooda hooyo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip