Madaxweynaha Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Madaxeedka Caalamiga Ee Iskaashiga Afrika Iyo Japan + Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo International Cooperation on Africa Development).