Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Nabadgelyada, guud ahaan arrimaha soomaaliya gaar ahaan tan Galmudug.
To:
From:
Your Name:
Message: