Maamulka Ahlusuna Oo Ka Soo Horjeestay Shirka Madasha Qaran Oo Ka Socda Muqdisho
Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan Shirka Madasha Wadatashiga ee Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.