Share with your friends via email

Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxeysa Madaafiic Maanta Lagu Garaacay Xarunta Xalane

Tiro hoobiyayaal ahaa ayaa duhurnimadii maanta ku dhacay xaafado ka agdhaw Xerada Xalane oo kutaala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, sidoo kalana ah fariisinka ugu weyn ee Ciidamada AMISOM.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip