War Deg Deg Ah:-Wariye Ka Tirsan Idaacada Shabeelle Oo Goordhow Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid
Wararka aan ka heleyno Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Towfiiq ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacada Shabeelle.