Share with your friends via email

Madaxweynaha: " Waxan Baydhabo U Joogaa Inaan Dardar-geliyo Hawlaha Doorashada 2016 Iyo Xaqiijinta Qoondada Haweenka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip