Share with your friends via email

Abwaan Caan Ah Oo Muqdisho Ku Xanuunsan

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Erdogan EX-Digfeer waxaa ku xanuunsanaya Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo xanuuno far badan ay isugu darsameen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip