Share with your friends via email

Madaxweynaha: "Waxaa Naga Go'an In Doorashada Ay Ku Dhacdo Waqtiga Loogu Talagaley" + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi doonto waqtiga loogu talagaley.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip