Share with your friends via email

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo, ayaa lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Jowhar, halkaasi oo la filaayo inuu kaga qaybgalo Dhaarinta Xildhibaanada Maamulka HirShabelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip