Waxaa aad usoo badanayo dhalinyarada soomaalida ah ee guursata ajaaniibta aan soomaalida aheyn, gabdho iyo wiilalba. Waxaa muuqato in bulshadeena aysan sifiican ugu qanacsaneyn arintaas, ayaga oo tilmaamayo in laga dhexli karo dhaqan guur iyo cawaaqi