Share with your friends via email

Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip