Share with your friends via email

Akhri:-Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Baaq U Dirtay Beesha Caalamka

Maamulka Galmudug ayaa beesha Caalamka ugu baaqay in ay ka caawiyaan sidii loo gargaari la haa dadka ku dhibaateysan duleedka Magaalada Gaalkacyo, kuwaa soo ka cararay Dagaalada iyo colaada u dhaxeysa maamulada Puntland iyo Galmudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip