Share with your friends via email

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Miino Ah Oo Ka Dhacay Deegaanka Goobweyn

Wararka aan ka heleyno Deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 13 KM u jira Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubaland ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi Maqaaxi ku taalla uu ka dhacay Qarax Miino ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip