Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirka Aw-qaafta iyo Diinta maamulka Koonfur Galbeed Axmed Macalin Barre islamarkaana ah mudane Ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed