Share with your friends via email

Daawo Sawirada Ansixinta Ra'iisul Wasaaraha Cusub Ee Dalka

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra'iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed "Farmaajo".

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip