Kulan Xasaasi Ah Oo Maanta Ka Baaqday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya
Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Kulan aan caadi aheyn oo Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ku yeelan lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaddib markii tiradii loo baahnaa ee uu kooramka ku furmi lahaa la waayay.