Agaasimihii Madaxtooyada Oo Xilka Laga Qaaday & Mid Cusub Oo La Magacaabay
Axmed Xaaji Shadoor Maxamuud oo ahaa Agaasimihii Warfaafinta ee Madaxtooyadda Villa Soomaalia ayaa maanta xilka laga qaaday, kadib, markii uu Madaxweyne Farmaajo soo saaray Amarkaasi.