Share with your friends via email

Dadyowga loo diiday sharciyadda oo dib loogu celin doono dalalkoodii kadib weerarkii Stockholm ka dhacay

Tan iyo markii ay cadaatay in ninkii weerarka ka geystay Stocklom uu ahaa nin sharciga magangalyada loo diiday, waxaa soo badanayo cadaadiska saaran dowlada Sweden ee ku aadan dadka magangalyada loo diiday, balse wali kusii sugan dalkaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip