Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah guddiga gurmadka abaaraha heer Qaran ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in kolonyo ay la socdeen Guddiga oo kusii jeeday duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya in lala eegtay qarax Miino oo la dhigay
To:
From:
Your Name:
Message: