Share with your friends via email

Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii hore DDSI oo madaarka Hargeysa lagu qabtay

Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumadii madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar, ayaa la sheegay inay dhuumasho ku soo galeen Hargeysa, isla markaana lagu qabtay madaarka Cigaal oo ay ka dhoofayeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip