Share with your friends via email

Norway oo joojineysa Lacagta la siiyo Goobaha Muslimiinta ku Cibaadeestaan

inkastoo ay adagtahay fulinta qodobkaasi hadana Wasiirka Cadaalada iyo Amniga Dalka Norway ayaa warbaahinta u sheegay in uu doonayo joojinta lacagta la siinayo ama lagu caawinayo goobaha ay ku cibaadeestaan muslimiinta.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip