Share with your friends via email

Duqa Muqdisho oo Magacaabis deg deg ah sameeyay (Wareegto)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip