Share with your friends via email

Sawirro:-Xal laga gaaray muran xoogan oo ka jiray Kawanka Liido ee Muqdisho

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday xarunta Iskaashtada Kaluunka ee degmada Cabdicasiis.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip