Share with your friends via email

AKHRISO:-Xukun lagu riday maanta Askari dhac geystay

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax iyo kuwa u sii socday masjidyada ku yaallo xaafadaha degmada Hodan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip