Share with your friends via email

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay kulan la isku xusuusinayeen musiibadii 14-kii October + Sawirro

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada Gobolka Banaadir isku-xusuusinayeen musiibadii Qaran 14-kii Octoobar 2017.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip