Share with your friends via email

Sheekh Shaakir oo taageero weyn u muujiyay Shirkii Madaxweyne Farmaajo uu Iclaamiyay

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa looga hadlay Shir wadatashi ah oo Markale uu Madaxweynaha Soomaaliya isugu yeeray Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip