Share with your friends via email

Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow ka dhoofay Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Talyaaniga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip