Share with your friends via email

Gollaha Amaanka Qarramada Midoobey oo mar kale warbixin ka soo saaray xaalada Soomaaliya

Gollaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa mar kale warbixin ka soo saaray toddobaad gudihii xaalada cakiran ee siyaasadda Soomaaliya, iyaga oo ku baaqay in lagu laabto miiska wada hadallada si loo xaliyo muranka la xiriira arrimaha doorashada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip