Share with your friends via email

Soomaaliya iyo Kenya oo xaalkooda markale cirka isku shareeray

Dowlada Kenya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada tegeya iyo kuwa ka imanaya dalka Soomaaliya,marka laga reebo arrimaha caafimaadka deg-degga ah iyo duulimaadyada Hay'ada Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadanimada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip