Share with your friends via email

Xildhibaan qirtay inuu laaluush qaatay (Warbixin)

Xildhibaan reer Kenya ah oo lagu magacaabo Moses Kuria ayaa BBC-da u sheegay in sannadkii hore uu qaatay lacag dhan 1,000 dollar oo laaluush ah si uu u taageero magacaabista hoggaamiyaha aqlabiyadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip