Share with your friends via email

Muuse Biixi oo salaanta ciida ugu tagay Abwaan Hadraawi (Sawiro)

–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guriga uu ka deggen yahay Hargeysa waxa uu ku booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo waayihii dambe iska xanuunsanaa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip