Share with your friends via email

Mareykanka oo cunaqabateyn saarayo saaxibadi Farmaajo (Warbixin)

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inay xayiraad dhinaca fiisaha ah kusoo rogtay saraakiisha Itoobiya iyo Eriteriya ee lagu eedeeyay inay hurinayaan dagaalka 6-da bilood jirsaday ee ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip