Share with your friends via email

Axmed Madoobe oo heshiiski kadib fariin udiray Ciidanka

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa rajo Wanaagsan ka muujiyay in ay dalka ka dhacdo doorasho loo dhan yahay isla markana dhamaan dhinacyadu ay ka wada shaqeeyaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip