Share with your friends via email

Isbitaalka Arbaminch: Maxbuus Itoobiyaan ah oo calooshiisa laga soo saraay masaamiir iyo biro

Madaxa cisbitaalka Arbaminch ee ku yaalla koonfurta Itoobiya ayaa BBC u sheegay in masaamiir gaareysa 30, biro iyo agab kale laga soo saaray caloosha nin maxbuus ahaa oo u dhashay dalkaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip