Share with your friends via email

Nigeria: Dabley hubeysan oo afduubtay 136 carruur ah

(VOA) Dowlada Nigeria ayaa xaqiijisay in Isniintii rag huebysan ay afduubteen 136 caruurr ah, kuwaas oo dhiganayay iskuul lagu barto diinta Islaamka, kaas oo ku yaal magaalada Tegina ee gobolka Niger ee bartamaha dalka Nigeria.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip