Share with your friends via email

Dowlada Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax xoogan oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip