Share with your friends via email

Amisom maxey katiri duqeynti Gedo (Warbixin)

(HOL) - Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa jawaab kasoo saaray bayaan ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku saabsan in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo aan kala sooc lahayn la beegsadeen dadka rayidka ee gobolka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip